> Parks> Golf > Hiking and Biking Trails> Events> Summer Fun Guide
> Events> Things To Do> Neighborhoods> Hotels> Restaurants> Visitor Maps
Andrew J. Ginther, Mayor
City Council
> Nicholas J. Bankston> Lourdes Barroso de Padilla > Mitchell J. Brown > Rob Dorans > Shayla Favor > Shannon G. Hardin> Emmanuel V. Remy
Agendas
Contact City Council
Columbus › Public Health › Jadeecada
find us
follow us
Infectious Disease
Program Information Childcare Training Resources and Links Location and Directions
Infectious Disease Hours8:00 am - 5:00 pm Mon - Fri
ContactWeekdays (614) 645-1474
Emergency on-call (614) 645-7417
Foodborne Illness Reporting (614) 645-1791
Jadeecada aad ayay u faaftaa waxayna carruurta ka dhigi kartaa inay aad u xanuunsadaan oo ay tagaan isbitaalka ama xitaa ay dhintaan. Jadeecada, tallaalka Qaamo qanshiirka iyo Rubella-da (MMR) waxuu ka hortagi karaa cudurka uuna difaaci karaa qoyskaaga. Hoose ayaad faahfaahin badan kahelaysaa.
Ku saabsan Jadeecadda Calaamadaha jadeecada waxaa ka mid ah qandho, diif, qufaca, finan, iyo indho casaan ah. Haddii aad qabto calaamadahan, wac dhakhtarkaaga ama xarunta Caafimaadka Dadweynaha Columbus – joog guriga kana dheeraw booqdayaasha ilaa aad ka aragto dhakhtar. Baro in badan.
Halka laga Helo Tallaalka Tallaalka MMR waxaa laga heli karaa dhakhtarka qoyskaaga, xarunta Caafimaadka Dadweynaha Columbus iyo meelo badan oo xarumaha caafimaadka degaanka ah iyo xarumaha Caafimaadka. Waxaa halkaan laga heli karaa liiska buuxa ee bixiyaasha intaa waxaa dheer macluumaadka badbaada tallaalka. Baro in badan.
Agabyada Waxbarshada Degso kaararka waxbarashada iyo warqadaha oo ah Ingiriis, Soomaali iyo Isbanasha, daawo video-yada waxbarashada iyo arag bandhigyada. Baro in badan.