Communicable Disease Prevention

Infectious Disease

Infectious Disease Hours
8:00 am - 5:00 pm
Mon - Fri

Contact
Weekdays
(614) 645-1474

Emergency on-call 
(614) 645-7417

Foodborne Illness Reporting 
(614) 645-1791




[email protected]

About Measles: Ku Saabsan Jadeecada

Jaceeda waxay noqon kartaa halis, gaar ahaana carruurta. Aad ayay u faaftaa waxayna carruurta ka dhigi kartaa inay aad u xanuunsadaan oo ay aadaan isbitaalka, ama xitaa u dhintaan.

Calaamadaha waxaa ka mid ah qandho, diif, qufaca, finan, iyo indho casaan ah.

somali measles symptoms

Haddii aad qabto calaamadahan, wac dhakhtarkaaga ama xarunta Caafimaadka Dadweynaha Columbus (614)-645-1474.  joog guriga kana dheeraw booqdayaasha ilaa aad ka aragto dhakhtar.

Waxaad jadeecada qaamow qanshiirka-rubella (MMR) kaga hortagi kartaa talaalka.

Wixii Faafaahin dheeraad ah:


Wixii macluumaad ah oo ku saabsan jadeecada, riix halkaan.